Saciid Deni oo safarkiisii ugu horeeyey ku maraya degaano ka tirsan Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Qardho isagoo kasoo kicitimay Garoowe Caasimada Puntland kuna soo hakaday degmada Dangorayo. Madaxweynaha ayaa looga hortagay banaanka magaalada iyadoo soo dhawayntiisa ay hareeraha wadooyinka u taagnaayeen maamulka, Siyaasiyiin, Cuqaal, waxgarad, arday, haween iyo dhalinyaro. Madaxweynaha ayaa soo gaaray barxada wayn ee magaalada … Continue reading Saciid Deni oo safarkiisii ugu horeeyey ku maraya degaano ka tirsan Puntland (Sawirro)